Nabadoon Yaasiin Cabdi Samadoo Dhawaan Xoriyadiisa helay ayaa Ka sheekeeyay XabsigiiGaroowe oo Gafka ahaa ee Maamulka Faroole ugaystay.
Nabadoon yaasiin Cabdisamad ayaa Sheegay inloobaahanyahay in Shacabka ay Codkooda Xor u ahaadaa isagoona intaas kudaray in Reer Puntland ay kujiraan Xabsi kor kafuran.
Nabadoonka ayaa isaga oo Hadalkiisa siiwata shacabka ugu baaqayinaysan qaadan Cadaalad Darada Dalka Kajirta iyo Caburinta uu Faroole kuhayo Shacabka iyo Warfidiyeenada.
”Waxaan soo arkay arimo Xun oo ahaa Dhibaatayn logaystay Dhalainyaro iyo dadkale oo reer Puntland ah Kuwaasoo xabsiga GarooweKujirayoo uu kusoo arkay” Sidaas Waxaa Yiri Nabadoon yaasiin.
Gabogabadii ayaa Nabadoon Yaasiin Cabdismada Cumar ilaahay kabaryay inuu Madaxdaan Hanuuniyo hadii aan hanuun uqorarnayna ilhaanadooda Ilaahay umadiisa kaqabto.
Halkaan Kadhegyso Hadalka Nabadoon Yaasiin Cabdismada
DG+PP
Galkacyo
Allaahu Subxaanahu watacaalaa Raali ha kaa noqdo ayaan leeyahay Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad, waa hogaamiye waxgarad ah caqli badan, wadani Puntlander ama Soomaali suuban ah ee taladiisa ha la raaco oo ha la qaato tilmaamihiisa qiirada leh waa mid ay danta guud ku jirto. Dadka caqliga xun ee siyaabaha kale u arka waxaan leeyahay war jidkii Fircoon baad ku joogtaane ka soo noqda oo Nabaddoonka taladiisa yeela. Ducada Nabaddoonka allaha inoo aqbalo Aamiin Aaamiin
Nabadoon yaasin abdisamad ilaahay hakaa abalmariyo cafiga aad ka fidasay dhibkii kusoo garay waana ku faraxa sanahay waxa fiican oo aad samaysa ilaahayna waxaan kabaryayna in uu abshirta na waafajiyo aamin