Kulankaan oo dhexmaray Madaxweynaha wakhtigiisa dhammaadka yahay Cabdiraxman Maxamed Faroole iyo Madaxweyihii hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse ayaa waxa ay in badan kaga hadleen sidii loo xoojin lahaa amniga Puntland, loogana fogaan lahaa in khal khal la geliyo dalka.
Madaxweyne Cadde Muuse ayaa ku qancin waayey Madaxweyne Faroole in uu qabto doorsho isaga oo u sheegay in uusan rabin in uu dalka amnigiisa xumaado, Cadde Muuse ayaa ku wargeliyey Faroole in wakhtigii la doortay ay ka harsan tahay wax yar loona baahan yahay in uu doorshadda qabto.
kulankaan oo ay laba masuul isku afgaran waayeen ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyadda ee Bosaso, iyadda oo Cadde uu sheegay in dalka iyo dadka uu ugu dhaartay Faroole mudo 4 sanno ah wixii uu qaban lahaa uu qabtay, balse uusan isku dhejin kursiga.
weli war rasmi ah lagama hayo halka ay ku dambeyn doonto mustaqbalka Puntland, maadama uu Faroole diiday doorshooyinka in ay dhacaan 8-Jan-2013 xilligaas oo ah wakhtiga loo qabtay ee ugu dambeynta ah.
Wixii ku soo kordhaa kala soco PP
odaygaan kar baash baa qancinayakkkkkkkkkkkk
manashalah ilaahy hanoo daayo cade muuse waa boqorkii umad rer puntlan noolow cade sidii qorxda badneyad aad ugu wareegisayna soo xasususi in oo wax ku qaato iyo waliba markii oo adiag ku laah habeen kuma darsaneysid