Puntland Press

Radio Faroole Mise Radio Puntland? Cabashooyin kala Duwan Oo kasoo baxaya Wariyeyaasha Madaxa Banaan ee Puntland.
Cabashooyinka Kala duwan oo Cod dheer nagu soo gaaraya ayaa ka imaanaya Wariyeyaasha Madaxa Banaan ee ku sugan Deegaanada Puntland Gaar ahaan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, waxaana Wariyeyaashu ay ka cabanayaan in Shaqooyin banaan oo ka banaan Radio Puntland oo dhawaan Garoowe laga loo diiday, kuwaasi oo lagu xiray Hayb sooc ama Qabyaalad.

Wariyeyaal Shabakadda Afkaarta Xorta ah ee Danguud.com lasoo xiriiray oo ku sugan magaalooyinka, Boosaaso, Gaalkacyo iyo Garoowe ayaa sheegay in Axmed Kismaayo oo TV-ga iyo Radio-ga Puntland Madax looga dhigay uu Wariyeyaasha ku xiray in ay Yihiin Beesha Ciise Maxamuud ama ay reer Abti u yihiin.

Wariyeyaasha oo xaalad Amni Darro Darteed naga codsaday in aanan Magacyadooda soo Daabicin, ayaa Cambaarayn Ballaaran usoo jeediyay Axmed Kismaayo oo Madaxweyne Faroole uu Adeer u yahay, waxaana ay sheegeen in Mihnadda Saxaafaddu ay Hayb iyo Qabiiltoonna Lahayn.

10-kii April ee sanadkaan 2013 ayay ahayd Markii Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/raxmaan Faroole uu xariga ka jaray, xarunta Raadyaha iyo TV-ga Puntland ay yeelatay, kaasi oo qalabka iyo dhismaha Xaruntaba ay ku deeqday Dowladda Talyaanigu.

Si kastaba ha ahaatee Axmed Kismaayo Madaxa Raadyaha iyo TV-ga Puntland ayaa Doonaya in qaabka Qorista Shaqaalaha Qalabka Warbaahinta Puntland uu ku saleeyo, Qaab Qabiil gaar ahaan beesha Garoowe, waxaana ay arrintaasi sababi kartaa Sumcad Darro ku timaadda Raadyaha iyo TV-ga loo baahi qabay in ka badan 14 sano oo Puntland ay dhisnayd.

Hadaba Su’aasha meesha taalla ayaa ah Ma Faroole Radio % Tv baa mise waa Puntland Autonomy Radio And Tv?

Danguud.com waxaa ka go’an helista Xogta Dhabta ah ee Deegaanada Soomaalida.

Source: Danguud

Faroole oo iska laaluushay Gudoomiyihiisa Baarlamaanka si uu u meel mariyo rabitaankiisa
Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday ee C/raxmaan Faroole ayaa wuxuu iska laaluushay Gudoomiyihiisa Baarlamaanka C/rashiid Maxamed Xirsi, wuxuuna arintaasi u sameeyay si uusan u hor istaagin arimaha la horgeynayo Xildhibaanada fadhiidka ah ee Garowe.

Gudoomiyihii Baarlamaanka ee wakhtigiisu dhamaaday C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa loo gaday laba gaari oo Landcruiser ah oo Layla Calawi ah, wuxuuna ka sii kireystay hay’addaha magaalada Garowe ee gobolka Nugaal.

Waxaa kaloo loo dhisay Gudoomiyaha guri filla ah oo ku yaalla magaalada Garowe, gurigaasi oo lagu yiri ku naso, waxaana sidoo kale la siiyay gaari uu ku tago xafiiskiisa oo uu ku socdo.

Barnaamijkani ayuu Faroole ugala dan leeyahay in C/rashiid uusan diidin ama ka hor iman wax kasta oo rabitaanka Faroole ah oo uu doonayo in uu ku sii heysto talada Puntland ee uu haatan xoogga ku joogo.

C/risaaq Shoole oo iska casilay xubin ka ahaanshaha Guddiga doorashada Faroole.
C/risaaq Shoole oo ka mid ahaa dhawr xubnood oo ka tirsan Guddiga doorashada Faroole ayaa wuxuu sheegay in uu iska casilay xilkii ka mid ahaanshaha Guddiga doorashada Faroole.

C/risaaq Shoole ayaa sheegay in uu si rasmi ah isaga casilay xilkii uu u hayay Faroole iyo Xukuumadiisa, xilkaasi oo ahaa mid aysan shacabka Puntland u wakiilan, wuxuuna C/risaaq ka biyo diiday sida ay wax u wadaan Gudoomiye Maxamed Xasan Barre Shimbaralaaye iyo Faroole.

Wuxuu sheegay C/risaaq Shoole in uu diidan yahay sida ay ku socdaan doorashooyinka Faroole uu gacanta ku riminayo ee ah kuwa lagu sheegay dimuqraadiyeynta Puntland, taasi oo Shoole uu ku sheegay in ay u dhadhami weyday oo ay u muuqato mid khiyaano ku ah shacabka, isaguna uusan dooneyn in uu wakhtigani khiyaameeyo shacabka ama uu marag iyo markhaati ka ahaado meel shacabka lagu khiyaamayo.

Waa masuulkii afraad ee iska casila Guddiga doorashada Faroole iyo Shimbaralaaye, waxaana horey xilalkii xubinimada isaga casilay aqoonyahan la khiyaamay oo loo sheegay in laga shaqeynayo danta shacabka Puntland, balse markii dambe ogaaday in meesha khiyaano Faroole wato ay ka socoto, kadibna xilkii ku wareejiyay Faroole.

Faroole iyo Qadaafi oo Arimo badan isaga mid ah (Warbixin)
Mudane C/raxmaan Maxamed Faroole Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday wuxuu aad u jeclaa siyaasadii iyo taariikhdii Madaxweynihii geeriyooday ee dalka Liibiya Korneyl Qadaafi, wuxuuna inta badan jecel yahay in uu matalo sifooyinkii uu lahaa Qadaafi.

Faroole wuxuu jecel yahay in xukunka uu isaga fadhiyo sidii Korneyl Qadaafi oo heystay muddo dhan 41 sano, siina heystay tan iyo intii laga dilay oo xukunkii la ga riday.

Wuxuu Faroole ka qeybgaliyay siyaasada caruurtiisa, sidii uu horey u sameeyay Korneyl Qadaafi kaddib markii uu Seyful islaam iyo caruur kale oo laba ah oo uu dhalay uu xilalka u sareeya dalka uu u dhiibay.

Booskii Korneyl Qadaafi uu u joogay Seyful Islaam Qadaafi, waxaa Faroole xilligani u jooga Maxamed C/raxmaan oo ah Seyful Islaamka Puntland.

Korneyl Qadaafi wuxuu lahaa magaalo ay beeshiisu degto oo la dhaho SIRTA, Oday Faroole si uu magaaladaasi oo kale u helo ayuu lacag badan ku bixiyay in guryo iyo beero looga sameeyo tuulada REEMANTI oo uu ka matalay SIRTA magaaladii Qadaafi, isagoo doonaya sidii Qadaafi in uu mar walba tago oo uu soo dalxiiso.

Korneyl Qadaafi ayaa had iyo goor qas iyo dhib ku ahaan jiray arimaha Afrika, Faroole oo arintaasi ka duulaya ayaa wuxuu mar walba diidaa ama ka hor yimaadaa arimaha ka jira maamulada Soomaaliland, Galmudug, Ahlusuna iyo Dawladda dhexe ee Soomaaliya, waana matal uu ka wato Korneyl Qadaafi.

Marka uu hadalka jeedinayo Faroole wuxuu aad u jecel yahay in uu is adkeeyo oo uu ku hadlo luqadii hanjabaada ahayd ee looga bartay Madaxweynihii dhintay ee Liibiya Korneyl Qadaafi.

Faroole wuxuu aad u jeclaa intii uu awoodo in uu matalo Korneyl Qadaafi hase ahaatee arimaha qaar uma suurta gelin hase ahaatee wuu jeclaa in uu matalo sida, wuxuu jeclaa in ilaaladiisa ay noqdaan haween beeshiisa ka soo jeeda, hase ahaatee taasi waxay u suurta geli wayday Mudane Faroole oo ah nin fulay ah oo aan ku kalsoonaan karin awooda haweenka.

Wariye Toosane

POLITICKING IN PUNTLAND.
Recently we have seen the visit to Puntland by the Prime Minister of the Somali Federal Government, Mr Abdi Farah Shirdon.

The result of the visit being the signing of what has been termed a ‘critical’ agreement between the Federal Government and the current Puntland administration. Under this agreement the cooperation between both parties covers a number of areas, including the building of the Somali Navy and the sharing of International aid. The outcome should be to benefit all the people of Federal Somalia. All very much similar to previous ‘agreements ’signed between Mogadishu and Garowe! It is hoped that this time the agreement between both parties will stand, unlike the previous ones made with the former TFG.

In his speech in Garowe Mr Abdi Farah Shirdon referred to Puntland as a role model for the new Somalia!

This I take it refers to the ‘show’ presented by Mr Farole. The likes of the staged parades by the uniformed inhabitants of Garowe. The marching style which would not look out of place in North Korea. Onlookers issued with miniature Puntland flags. All orchestrated by Faroles son Mohamed the whole being captured on the Farole media Garowe Online. The filming of any foreign visitors being a prime concern of Garowe Online better should the visitors be from Europe or America as they would be seen as giving Mr Farole a sort of international acceptance and respectability. In fact not unlike North Korea, Puntland is also a one party state! Is this what is envisioned as the future for the new Somalia?

Interestingly having left Puntland the office of the Prime Minister of the Somali Federal Government gave the expected press release referring to the visit, an interesting paragraph being;

“The Prime Minister urged the people of Puntland to institutionalize good governance and democracy in the region. Patience was required to resolve minor differences between communities, particularly during democratic elections due to be held at the end of this government’s four-year term.”

By this it would also seem that even the Federal Government does not recognise Mr Farole as having any mandate from the people of Puntland to continue in power after January 8th 2013. As such they can also claim that it is difficult for them to accept any ‘critical’ agreement as they do not recognise Mr Farole as being the legitimate representative of the people of Puntland.

But not to worry for I am sure Mr Farole will have the Puntland Constitution changed yet again for his benefit. After all with a one party state and all members of the ‘parliament’ members of his party it is simple to rule as a Dictator.

Recently we have also seen reported that the former governor of the Bari region and a former friend and ally of Mr Farole, Mr Mohamed Nur Dabayl has departed to Somaliland.

Mr Mohamed Nur Dabayl was the governor for the past eight years of the Bari region then as is his right within a democracy he formed an opposition party, UGUB.

Unfortunately when you are in a Dictatorship and the travesty called an ‘election committee’ is owned by Mr Farole, what do you think would happen? Well the fact that you have an opposition party would speak for itself. Apart from Mr Farole stating that any opposing him would be arrested never mind having those that resisted being shot, the least that would happen being that the UGAB would not be accepted by ‘his’ administration. So Mr Mohamed Nur Dabayl departed to Somaliland.

To be a united autonomous part of a Federal Somalia, Puntland needs to be united. The clans need to work together to ensure a prosperous country for the benefit of all in a Federal Somalia. Currently by Mr Farole ignoring the will of the people and bankrupting the country, the people of Puntland are left to suffer.

It is suggested that for the benefit of all that Mr Farole needs to talk with the members of the opposition. There needs to be an Interim Administration formed to govern Puntland whose prime objective is to prepare Puntland for a general election within a set time frame. Something that Mr Farole should have done, but was more concerned with his own aims rather than those of Puntland as a whole.

Those of the opposition can be expected to formulate a plan of action to ensure a mix of Elders, Experience and Younger members of the Diaspora untainted by those supporting a one party state, work together as a team so to directly benefit the people of Puntland and to improve Somalia as a country.

On the 7th May 2013 in London there is to be a conference on Somalia.

The conference will focus on how the international community can work in partnership with the new Federal Government of Somalia on its priorities: rebuilding its armed forces, police, coastguard, justice and public financial management systems; and helping create political stability. It will mark the new spirit of partnership between Somalia and the international community.

https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=HSFmLyRg8rg#!

I can only hope that people will understand that without Puntland the ‘Federal’ concept of Somalia will not function and Somalia as such will not progress beyond the current situation.

The International Community has to realise that Garowe alone is not Puntland. Visiting dignitaries have to open their eyes and ears to what is happening outside of Garowe. Look beyond the circus and its ringmaster. Failure to do so will fail Somalia.

Daud Omar

Mucaaradka oo ku shiray Gaalkacyo diidayna codsiga ka yimid Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Faroole
Hotelka Classic ee magaalada Gaalkacyo waxaa shalay shir balaaran ku yeeshay Siyaasiyiin, Nabaddoono, Aqoonyahan iyo Dadweyne farabadan kuwaasi oo ka tirsan Mucaaradka Puntland.

Dhammaan xubnaha mucaaradka ah ee isugu yimid Hotelka Classic ee magaalada Gaalkacyo waxay ka wada hadlayeen sidii laga yeeli lahaa codsi ka yimid Madaxweynihii wakhtigiisu dhamaaday ee Faroole, codsigaasi oo ahaa in mucaaradku la heshiiyaan oo ay Xukuumadiisa ka qeybgalaan.

Dood iyo falanqeyn kaddib waxaa xubnaha mucaaradku isla garteen in la laado codsiga ka yimid Mudane Faroole, waxayna shirkooda ka caddeeyeen in mucaaradku aysan dooneyn in ay xil ka qabtaan xukuumada xilligeedu dhamaaday ee Faroole.

Gaba-gabadii shirka ayaa waxaa baaq loo jeediyay Xildhibaanada xilkoodu dhamaaday in ay ka tagaan shaqada, in ciidamadu ay kasoo goostaan Xukuumada Faroole iyo in dhammaan shaqaalaha dawladdu ay garowsadaan in ay u shaqeynayaan shaqsi lana doonayo in ay soo goostaan oo ay kusoo biiraan isbedelka Puntland.

DG+PP

Galkacyo

Dalku Muqdisho ma ahan (Qalinkii Cabdisamad Jaamac Cabdi
Dowlad si dhamaystiran dalka u maamusha waxaa ugu dambaysay dawladii kacaanka ee uu hugaaminayey Jaalle Maxamed Siyaad Barre, dowladaas waxa ay ahayd dawlad dhexe oo awoodeedu kooban tahay (Centralized government). Awoodu waxa ay ku jirtay gacan kaliya. Xukunkii kacaanka markii uu dalka qabsaday gobolada Soomaaliya waxa ay ahaayeen kuwo kooban, balse waxa ay dib u magacawday dawladaas gobolo kale iyo degmooyin, waxaana gobolada Soomaaliya  ay gaarsiisay ilaayo 18 gobol.

Muqdishu

Caasumada dalku waxaa ay wali ahayd Muqdisho. In Muqdisho caasumad noqoto waxaa sabab u ahaa gumaystihii Talyaaniga. Sababta dhabta ah ee ka dambaysey in Talyaanigu Muqdisho caasumad u doorto waxa ay ahayd arimo dhawr ah. Arinta kowaad waxa ay ahayd meel gumaystaha ahamiyad gaar ah u leh maadaama ay Magaalada Muqdisho ku taal meel xeeb ah. Arinta labaadna waxa ay ahayd Talyaanigu waxaa uu aad ugu xooganaa koonfurta Soomaaliya waana uu ku lahaa saldhigyada waaweyn. Gobolada waqooyi bari ama Dhulka uduga waxaa ka jiray sadanooyin iyo maamulo soojireen ah sidaa darteed marna uma suurto galin in talyaanigu ku soo dhiirado sida dhanka koonfureed. Waxaa uu Talyaanigu heshiis la galay Boqorkii gobolada Waqooyi Bari ee Boqor Cusmaan waxaana uu u arkay in boqortooyodaas tahay mid awood leh oo aan xoog lagu qabsan Karin.

Dhanka Waqooyiga waxaa gacanta ku hayey dawladii Ingiriiska waxaana loogu yeerijiray British Somaliland. British-ka iyo Talyaaniga waxaa ka dhexeeyey xurguf iyo loolan siyaasadeed, waxaana ay marar badan isku murmeen sidoo loo kala aybsan lahaa Qaarada Africa. Arimahaas dartood waxaa uu Talyaanigu doortay in Muqdisho Noqoto meel caasumad u ah si uu dalka intiisa kale oga maamulo.

Dawladii kacaanka waxa ay awooda isugu gaysey Muqdisho waxaana ay ka seexatay goboladii kale ee dalka. Sidaa darteed waxaa qofka kasta qasab ku noqotay in uu Muqdisho aado, ha noqoto ganacsi, shaqo, ama waxbarasho. Dadku waxaa ay gali jireen safaro dhaadheer iyaga oo kala kulmi jiray dhibaatooyin kala duwan. Magaalooyinkii kale ee dalka wax horumar weyn ka socon, waxaana ay u ekaayeen meelo laga barakacay. Dawladii kacaanka iyo kuwii ka horeeyey ba ma jirin qorshe iyo tilaabooyin lagu horumarinayo dalka intiisa kale marka laga reebo Magaalada Hargaysa oo xooga mashaariic ah laga fuliyey. Laga soo bilaabo Muqdisho ilaayo Boorame waxaa jirtay hal wado oo laami ah, inkastoo burburkii dalka wax yar ka hor la dhisay wadada isku xirta Garoowe iyo Boosaso.

Markii Muqdisho laga qabsaday dawladii waxaa si fudud u burburay dhamaan dhaqaalihii dalka sababtoo ah dhaqaalaha ummada Soomaaliyeed 70% waxaa uu yeelay Muqdisho. Dadkii mucaaradka ahaa ee kala wareegay dawladii gacan ku haynta magaalada Muqdisho waxaa ay boobeen wax allaale iyo wixii Muqdisho yiilay sida hantidii gaarka ahayd iyo tii ummada ka dhaxaysey. Xataa waxaa ay fuqsadeen meelihii taarikhiga ahaa iyo taalooyinkii sida Xaawo Taako, Dhagaxtuur, Sayid Mohamed Abdille Hassan, SYL iyo kuwo kale. Waa ay ku heshiin waayeen kuwii magaalada qabsaday waxaana Muqdisho noqotay meesha ugu amaanka xun caalamka waxaana habayn iyo maalinba ka holcayey dagaal.

Intaa wixii ka dambeeyey ummada Soomaaliyeed ma aysan helin kalsooni buuxda oo ay Muqdisho dib ugu laabtaan maadaama ay sheegaynso lahaanshaha Muqdisho beel gaar ah oo aaminsan inay ka leeyihiin ummada Soomaaliyeed inteeda kale. Waxaa wali xoog lagu haystaa hantidii gaarka ahayd waxaana lagu dilay dad farabadan oo isku dayey inay dib u helaan hantidoodi.

Dawladi ku meel gaarka ahayd ee Shariif Shiikh Ahmed waxa ay samaysay cadaalad daro weyn ha ahaato deeqaha laga helo dawladaha caalamka, tababarka ciidamada iyo degmooyin la magacaabay. Dawladaan cusub ee Xasan shiikh Maxamuud waxaa ay martay wado tii ka xag jirsan waxaana dhamaan deeqihii caalamiga ahaa iyo mashaariicdii ay ku soo koobtay Magaalada Muqdisho iyada oo laga qadiyey goboladii kale iyo maamuladii kale.

Waxaa magaalada Muqdisho laga fuliyey ilaa 30 mashruuc sanadkii la soo dhaafay. Kuwa ugu waaweyn waxaa kamid ahaa Mashaariicdaas Aadan Cade International Airport oo ay ku baxday lacag gaaraysa $150 milyan, Stadium Banadir, Turkish Boding School, Turkish Hospital, wadooyin iyo dayactir kale. Sidoo kale waxaa bisha June ee soo socota la hirgalindoonaa mashruuc ay ku baxayso ilaa $100 milyan oo doolarka Maraykanka ah waxaana loogu magic daray Renew Project of the City. Wasiirada arimaha bulshada oo dhawaan booqasho ku maraysay wamada Europe waxaa ay sheegtay in ay dhaqaalle u uruurinayso caruurta aan waxbarashada haysan ee ku sugan muqdisho. mar ay warbaahinta la hadlaysay wasiiradu waxa ay sheegay in ay dhaqaalle u raadinayso gaaraysa ilaa 1,000,000 kuwaas oo ku sugan muqdisho iyo hareereheeda.

Hadaba su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay dalku ma muqdisho kaliyaa? Baahida iyo gaajadu ma Muqdisho kaliya bay ka jirtaa? Caawimaad ma waxaa u baahan caruurta Muqdisho oo kaliya? Dib u dhiska ma waxaa u baahan Muqdisho oo kaliya?

Jawaabta waxaa fahmi kara qof kasta oo Soomaali ah.

Qalinkii Cabdisamad Jaamac Cabdi

Dhagayso:Golaha Samatabixinta Puntland oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii ay saacid iyo Faroole Gaareen
Gollaha Samatabixinta Puntland oo Fadhigooda yahay magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso oo Warbaahinta la hadlay ayaa gaashaanka u daruuray Heshiiskii ay dhawan Magaalada Garoowe ku kala saxiixdeen Madaxwaynaha Puntland Faroole iyo Raisul Wasaare Shirdoon.

Maxamed Axmed Siciid oo ka tirsan gollahaasi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay heshiiskaasi inuu yahay mid baadil ah isla markaana aan u cuntamin Shacabka reer Puntland.

Dhanka kale wuxu hosta ka xariiqay Maamulka Puntland ee iminka jooga Garoowe inuusan matalin Shacabka reer Puntland isla markaana uu waqtigiisii dhamaaday.

Wuxuu sheegay Maxamed Axmed Siciid in Madaxda ugu saraysa dalka sida Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud iyo Baarlamanka ay u gudbiyeen cabashadooda ku aadan heshiiska ay labada dhinac soo wada gaareen inuusan ahayn mid u cuntama Shacabka reer Puntland.

Dhawaan ayay ahayd markii ay sheegeen Booqashada Raisul Wasare Shirdoon inay tahay mid dano gaar ah laga leeyahay isla markaana uu digniin u diray Raisul Wasaare C/qaadir Faarax Shirdoo

Ama ku dhagayso Mobile

Hoos ka dhagayso

SM+PP

Garowe

Musharax Prof. Cabdiraxman Gablax oo ka hadlay arimo badan (MUQAAL)
Musharax Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdiraxman Gablax ayaa wareysi uu siiyey Tvga Somalichannel waxa uu kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan guud ahaan Puntland iyo meelo kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA OO MUQAAL AH (VIDEO)

Maxamed Xasan Barre Shimbira-laaye oo caruur u dhaariyay in ay yihiin Wakiilada doorashada gobolada.
Waxaa hotelka Rugsan ee uu leeyahay Wiilka Madaxweynihii xilkiisu dhamaaday ee Maxamed C/raxmaan Faroole ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan lagu tashkiilinayay oo wax loogu sheegayay caruur iyo dhallinyaro laga soo kala xulay gobolada Puntland kuwaasi oo loo sheegay in lacag lagu siin doono in ay sheegtaan magaca guddiga doorashooyinka isla markaana deegaanadii ay ka yimaadeen ay tagaan oo ay ka hawlgalaan xilliga doorashooyinka loogu magac daray Golayaasha deegaanka la qabanayo.

Dhallinyaradani ayaa shacabku ka xumaadeen markii ay ku arkeen Telefishinada iyo Boggaga internetyada iyagoo Kitaab Jaamac ah maraya oo ku dhaaranaya in ay xafidi doonaan sirta dawladda uguna shaqeyn doonaan si daacadnimo ku jirto xisbiga Horseed iyo Guddiga Maxamed Shimbira-laaye.

Ajandaha laga leeyahay dhallinyaradani ayaa ah in ay meel mariyaan doorashooyin uu Faroole ku sheegay in ay yihiin Golayaasha deegaanka oo uu rabo in uu bisha May ka dhaqan geliyo gobolada Puntland, wuxuuna rabaa in doorashooyinkaasi looga been abuurto shacabka oo la yiraahdo shacabku way na doorteen oo waxaa ka marag ah goob joogayaashii doorashooyinka.

Haddaba aqoonyahanka Puntland waxay ka digayaan in Dhallinyaradu aysan noqon kuwa loo adeegsado been abuurka iyo waxyaabaha dhibka ku ah shacabka, waxaana sidoo kale aqoonyahanku soo jeediyeen in Xukunka Faroole uu yahay khiyaano uu rabo in uu shacabka ku afduubo shan sano oo kale.

Dhallinyaradii la dhaariyay

Dhallinyaradii Kitaabka la mariyay

Gudoomiyaha Doorashooyinka Faroole Maxamed Xasan Barre Shimbiralaaye

Hoteelka laga dhisay hantidii shacabka Puntland RUGSAN HOTEL