Faroole iyo Saxaafada Maxaa Kala Haysta (Sawir Tusmeed).

Published on December 31, 2012   ·   1 Comment

Maamulka Faroole ayaa Caburin Xoogan ku haya Saxaafada Madaxa Banaan ee Deegaanada Puntland.

Maamulka Faroole ee Wakhtigiisa ay Ka harsanyihiin Maal-maha kooban ayaa Caburin Caga juglayn Kuhaya Warbaahinta Madax Banaan ee Ka Hawlgasha Deegaanada Puntland.

Puntland waxa ay haatan kujirtaa Xili Kala Guur ah iyadoona Maamulka Puntland uu Sameeyay arimo fool xun Ku waasoo uu Kuxanibayo Shaqada hufan ee ay hayso warbaahinta Noocyadeeda Kala duwan, Faroole si aan looga hadalin Puntland iyo marxaladaha ay Marayso Waxa uu Mamnuucay arimo badan oo ay kamid tahay in Warbaahintu aysiidayso Wararka Puntland ee Ku salaysan Dhanka doorashooyinka iyo Dagaalada Puntland kahaysta Dhanka Buuralayda Galgala.

Maamulka Faroole ayaa inbadan Xanibay Warbaahinta Xirtaa ee Deegaanada Puntland iyadoona Maamulka Faroole aysan ilaa iyo haatan Sababayn Waxa ay uxirantahay Horseed media oo Kamid ahayd idaacada Maxaligaa ee Kuyaalay Magaalada Bosaaso.

Maamulka Faroole Waxa uu Horaantii Bishan Gabogabadaa uu soosaaray xeer lasheegay in laga min guuriyay Xeerka Saxaafada Dalka Barma kaasoo uu soo diyaariyay Maxamed Cabdiaraxmaan  Faroole oo ah Ninka aabihiis ugu Magacaaban Dhanka Warbaahinta.

Xeerkaas ayaa Dhamaan Saxafiyiinta Puntland ay Kasoo hor jees teen iyadoona xeerkaasi uu ahaa Midkii faroole iyo Xulafadiisa ay ku maaraysteen Dhaqaalihii Puntland kaasoo Meel walba Warfaafinta qusaysa Lacago lagaraadiyay aan Meesha oolin.

Wali Macada Xiliga Rasmigaa ee Faroole Garawsanayo Xaq in Warbaahintu uleedahay tabinta Wararka Kusalaysan dhexdhexaadnimada.

Faroolle

DG+PP

Garowe

Readers Comments (1)
  1. ´tråkiga folk alltså bbbäää





Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Somali News
cabdirashid

Faroole oo iska laaluushay Gudoomiyihiisa Baarlamaanka si uu u meel mariyo rabitaankiisa

Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday ee C/raxmaan Faroole ayaa ...
Shoole

C/risaaq Shoole oo iska casilay xubin ka ahaanshaha Guddiga doorashada Faroole.

C/risaaq Shoole oo ka mid ahaa dhawr ...
Afwaliinje-iyo-Faroole

Faroole iyo Qadaafi oo Arimo badan isaga mid ah (Warbixin)

Mudane C/raxmaan Maxamed Faroole Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday ...
Saacid-iyo-faroole-16

POLITICKING IN PUNTLAND.

Recently we have seen the visit to ...
Laascaanood00

Mucaaradka oo ku shiray Gaalkacyo diidayna codsiga ka yimid Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Faroole

Hotelka Classic ee magaalada Gaalkacyo waxaa shalay ...
News in English
Saacid-iyo-faroole-16

POLITICKING IN PUNTLAND.

Recently we have seen the visit to ...
13708_512015038831636_1393716994_n

ELECTION IN PUNTLAND

On the 19th February 2013 there was ...
Afwaliinje

PUNTLAND: AN ILLUSION TO DEMOCRACY

We have recently seen visits to Puntland ...
GAlkayo-300x220

PUNTLAND: THE GOOD THE BAD AND THE UGLY

The GOOD: The Good are those people and ...
faroole-500x331

Farole set on destroying Puntland

Today a further 300 soldiers are ...