Sports
juventus-torino-derby-della-mole-december-2012-marchisio-goal

Juventus Oo Sii Dheereysatay Hogaanka Ho

Juventus ayaa sii dheereysatay hogaanka horyaalka Serie A ka dib markii ay 3-0 kaga badiyeen kooxda Atalanta oo ku soo booqtay Juventus Arena. Juventus ayaa

Continue Reading »

More Sports
234271hp2

Liverpool Oo Ku Wargelisay Stewart Downing Inuu Raadsan Karo Koox Cusub.

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Liverpool Stewart Downing ayaa loo sheegay inuu raadsado koox cusub si uu u helo boos joogta ah, ka dib markii

Continue Reading »

Eritrea-Team

Kooxdii Kubadda Cagta ee Dalka Eritrea iyo Dhakhtarkoodii oo dalka Uganda weydiistay Magangalyo Siyaasadeed

Kooxda kubadda cagta ee dalka Eritrea iyo dhakhtarkooda ayaa weydiistay dowladda Uganda magangalyo, iyagoo sheegay in haddii ay dalkooda ku laabtaan ay ka baqayaan inay xaalad khatar ah la kulmaan. Xulkan ...
messi-xavi-iniesta490ai

Lionel Messi Oo Shaaciyay Xiddigaha Uu U Codeeyay Abaalmarinta Fifa Ballon d’Or.

Lionel Messi ayaa u sheegay wariyayaasha maanta inuu dhiibtay codkiisa abaalmarinta Ballon d’Or 2012, isagoo sheegay inuu rajeynayo in midka ka mid ah saaxiibadiis inay ku guuleystaan. Xiddigaan oo ceyrsanaya inuu ...
148605hp2

Roberto Carlos: Sanduuqa Abaalmarinada Messi Waa Buuxaan, Markaan Waa Inuu Ronaldo Ku Guuleysto Ballon d’Or.

Xiddigii hore ee Real Madrid Roberto Carlos ayaa fekerkiisa ku dhiibtay in Cistiano Ronaldo uu u qalmo inuu ku guuleysto Ballon d’Or, madaama buu yiri sanduuqii abaalmarinta ee Lionel Messi ...
Untitled-1

Barca Oo Xilli Ciyaareedka Soo Socda Wixii Ka Danbeeya Maaliyadeeda Ku Xayaysiin Doonta Qatar Airways.

Barcelona, ayaa xayaysiinta ku xardhan maaliyadeeda waxa ay u bedelan doontaa wixii ka danbeeya xilli ciyaareedka soo socda Qatar Airways, sida ay kooxda reer Catalan shaacisay. Calaamada shirkada diyaaradaha ee Qatar ...
222549hp2

Radamel Falcoa Oo Ka Hadlay Inuu La Qabsan Karo Premier League, Iyo Isagoo Amaanay Chelsea.

Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcao ayaa shaaca ka qaaday jaceylka uu u qabo kooxda Chelsea, isagoo sheegay in koobka Champions League oo ay heystaan ay wax walba ka dhaheyso ...
prediksi-levante-vs-real-madrid-521x300

Falanqeynta Kulanka Kooxaha Levante v Real Madrid.

Levante ayaa laga yaabaa inuu ku soo laabto ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Nabil El Zhar klanka ay caawa Ciutat de Valencia kula ciyaarayaan Real Madrid. Xiddiga reer Morocco ayaa dhaawac ...
UEFA-Champions-League-preview-FC-Porto-V-Paris-Saint-Germain-192020

Gogolka Dhiga Group A UCL: FC Porto Oo Indhaha Ku Heysa Inay U Soo Baxdo Wareega Xiga.

Guul oo ay gaarto FC Porto ayaa ugu filnaan doona inay u gudubto wareega 16ka ee Champions League marka ay caawa Stadion Maksimir kula kulmayaan kooxda Dynamo Kyiv. Kooxda hogaanka u ...

Cristiano Ronaldo Oo Sheegay Inuu Ku Guuleysan Doono Abaalmarinta Ballon d’Or

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa shaaciyey in uu isu codeyn lahaa si uu ugu guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or haddii fursad loo siiyo. 27-jirkan ayaa codkiisa dhiiban doono kadib markii ...

Next Page »
Inner Column