Somali News
Faroole-Radio

Radio Faroole Mise Radio Puntland? Cabas

Cabashooyinka Kala duwan oo Cod dheer nagu soo gaaraya ayaa ka imaanaya Wariyeyaasha Madaxa Banaan ee ku sugan Deegaanada Puntland Gaar ahaan magaalada Garoowe ee

Continue Reading »

More Somali News
cabdirashid

Faroole oo iska laaluushay Gudoomiyihiisa Baarlamaanka si uu u meel mariyo rabitaankiisa

Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday ee C/raxmaan Faroole ayaa wuxuu iska laaluushay Gudoomiyihiisa Baarlamaanka C/rashiid Maxamed Xirsi, wuxuuna arintaasi u sameeyay si uusan u hor istaagin arimaha

Continue Reading »

Shoole

C/risaaq Shoole oo iska casilay xubin ka ahaanshaha Guddiga doorashada Faroole.

C/risaaq Shoole oo ka mid ahaa dhawr xubnood oo ka tirsan Guddiga doorashada Faroole ayaa wuxuu sheegay in uu iska casilay xilkii ka mid ahaanshaha Guddiga doorashada Faroole. C/risaaq Shoole ayaa ...
Afwaliinje-iyo-Faroole

Faroole iyo Qadaafi oo Arimo badan isaga mid ah (Warbixin)

Mudane C/raxmaan Maxamed Faroole Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday wuxuu aad u jeclaa siyaasadii iyo taariikhdii Madaxweynihii geeriyooday ee dalka Liibiya Korneyl Qadaafi, wuxuuna inta badan jecel yahay in uu matalo sifooyinkii ...
Saacid-iyo-faroole-16

POLITICKING IN PUNTLAND.

Recently we have seen the visit to Puntland by the Prime Minister of the Somali Federal Government, Mr Abdi Farah Shirdon. The result of the visit being the signing of what ...
Laascaanood00

Mucaaradka oo ku shiray Gaalkacyo diidayna codsiga ka yimid Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Faroole

Hotelka Classic ee magaalada Gaalkacyo waxaa shalay shir balaaran ku yeeshay Siyaasiyiin, Nabaddoono, Aqoonyahan iyo Dadweyne farabadan kuwaasi oo ka tirsan Mucaaradka Puntland. Dhammaan xubnaha mucaaradka ah ee isugu yimid Hotelka ...
Muxiyadiin Gacmey waxaa Qardho loogu diray si uu dadka u baarto

Dalku Muqdisho ma ahan (Qalinkii Cabdisamad Jaamac Cabdi

Dowlad si dhamaystiran dalka u maamusha waxaa ugu dambaysay dawladii kacaanka ee uu hugaaminayey Jaalle Maxamed Siyaad Barre, dowladaas waxa ay ahayd dawlad dhexe oo awoodeedu kooban tahay (Centralized government). ...
DSCN0254-800x600

Dhagayso:Golaha Samatabixinta Puntland oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii ay saacid iyo Faroole Gaareen

Gollaha Samatabixinta Puntland oo Fadhigooda yahay magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso oo Warbaahinta la hadlay ayaa gaashaanka u daruuray Heshiiskii ay dhawan Magaalada Garoowe ku kala saxiixdeen Madaxwaynaha Puntland Faroole iyo ...
gablax

Musharax Prof. Cabdiraxman Gablax oo ka hadlay arimo badan (MUQAAL)

Musharax Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdiraxman Gablax ayaa wareysi uu siiyey Tvga Somalichannel waxa uu kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan guud ahaan Puntland iyo meelo kale. HALKAN HOOSE KA DAAWO ...
dhaaaaaar

Maxamed Xasan Barre Shimbira-laaye oo caruur u dhaariyay in ay yihiin Wakiilada doorashada gobolada.

Waxaa hotelka Rugsan ee uu leeyahay Wiilka Madaxweynihii xilkiisu dhamaaday ee Maxamed C/raxmaan Faroole ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan lagu tashkiilinayay oo wax loogu sheegayay caruur iyo dhallinyaro laga ...

Next Page »
Inner Column