Dowlad si dhamaystiran dalka u maamusha waxaa ugu dambaysay dawladii kacaanka ee uu hugaaminayey Jaalle Maxamed Siyaad Barre, dowladaas waxa ay ahayd dawlad dhexe oo
Continue Reading »
Gollaha Samatabixinta Puntland oo Fadhigooda yahay magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso oo Warbaahinta la hadlay ayaa gaashaanka u daruuray Heshiiskii ay dhawan Magaalada Garoowe ku kala
Continue Reading »
Waxaa hotelka Rugsan ee uu leeyahay Wiilka Madaxweynihii xilkiisu dhamaaday ee Maxamed C/raxmaan Faroole ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan lagu tashkiilinayay oo wax loogu sheegayay caruur iyo dhallinyaro laga ...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inay qabteen laba nin oo lagu xidhiidhinayo dilkii loo geystay Sheikh Cabdiqaadir Gacamay oo dhowaan ...
Beesha Cismaan Maxamuud (Majeerteen) ayaa Shir watashi ah oo ay uga arrinsaneysay Aayaheeda ku qabsatay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari maalinmadii shalay 18.02.2013.
Shirkan oo ka dhacay Hotel Panaroma ayaa ...
Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo lagu doornayey Gudoomiyaha Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda ayaa waxa ay ka dhacday Magaaladda Kampala ee caasimadda dalka Uganda.
Xaflada doorshada ...
Mr Farole speaks about democracy but it is one thing to talk about it yet another to actively practise it.
In a meeting held at the Puntland State University Mr Farole ...
Kooxdaani mudo 4 sano ah waxay ku naaloonayeen codka & kalsoonida dadweynaha reer Puntland intooda badan iyagoo aan waxba qaban lalana xisaabtamin maadaama kooxdii laxisaabtami laheyd kumilantay xukuumada.
2 kooxd mida ...
Maansada waxaa ladhahaa ” Deeleey Durbaanleey” waxaa curiyay: Abwaan Cabdifataax Cali Firdhiye.
Halkaan ka Daawo Muuqaaka
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=2tmV2TnDy0Y
Puntlandpress
Galkacyo
Dhalinyarradda Reer Puntland ayaa soo saaray Eray bixin cusub oo aan Horay uga jirin gayiga Soomaaliddu dagto , Dhalinyarradda Ku dhaqan Dalka Soomaaliya ayaa inta badan waqtiyadda Firaaqadda isugu yimaadda ...
Next Page »