Afrika: Fursad maalgashi Qalinkii. Saciid Cali Shire

Published on December 25, 2012   ·   No Comments

Siciidali shie

Meesha 10 sano ka hor joornaalka “The Economist” uu Afrika ku tilmaamay “qaaraddii aan mustaqbalka lahayn”, horraankii sannadkaan wuxuu ku tilmaamay “xiddig soo baxaysa”. Asbaabta ugu weyn ee keentay in Afrika lagu tilmaamo xiddig soo baxaysana, waa koboca dhaqaale ee ay samaysay 10-kii sano ee la soo dhaafay.

Qof kasta oo fiiriya tirakoobyada dhaqaalaha wuxuu arkayaa in Afrika, intii ka dambaysay 2000, ay ahayd qaaradda labaad ee ugu koboca fiican caalamka – Aasiya oo kaliya ayaaba ka horraysay. Kobocaas dhaqaale, Afrika inteeda badan, waxaa ka horreeyey ama dhinac socday isbeddello la taaban karo oo laga sameeyey dhinacyada: dawlad-wanaagga, la dagaallanka musuq-maasuqa iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Awoodda wax iibsiga shacabka (purchasing power) oo iyana si aad ah sare ugu kacday, ayaa gacan weyn ka geysatay kobocaas. Kobocaas dhaqaalaha iyo isbeddelladaasi waxay Afrika ka dhigeen qaarad si aad ah ay isha ugu hayaan sharikaadka iyo dawladaha caalamka oo dhammi.

Halkan Riix faah faahin dheeraad ah  Sidoo kale Hadii aad u baahan tahay FACEBOOK KALA XIRIIR Saciid Cali Shire .

575916_3732419601953_606869755_n

Faafin: Puntlandpress.net

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Somali News
cabdirashid

Faroole oo iska laaluushay Gudoomiyihiisa Baarlamaanka si uu u meel mariyo rabitaankiisa

Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday ee C/raxmaan Faroole ayaa ...
Shoole

C/risaaq Shoole oo iska casilay xubin ka ahaanshaha Guddiga doorashada Faroole.

C/risaaq Shoole oo ka mid ahaa dhawr ...
Afwaliinje-iyo-Faroole

Faroole iyo Qadaafi oo Arimo badan isaga mid ah (Warbixin)

Mudane C/raxmaan Maxamed Faroole Madaxweynihii xilligiisu dhamaaday ...
Saacid-iyo-faroole-16

POLITICKING IN PUNTLAND.

Recently we have seen the visit to ...
Laascaanood00

Mucaaradka oo ku shiray Gaalkacyo diidayna codsiga ka yimid Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Faroole

Hotelka Classic ee magaalada Gaalkacyo waxaa shalay ...
News in English
Saacid-iyo-faroole-16

POLITICKING IN PUNTLAND.

Recently we have seen the visit to ...
13708_512015038831636_1393716994_n

ELECTION IN PUNTLAND

On the 19th February 2013 there was ...
Afwaliinje

PUNTLAND: AN ILLUSION TO DEMOCRACY

We have recently seen visits to Puntland ...
GAlkayo-300x220

PUNTLAND: THE GOOD THE BAD AND THE UGLY

The GOOD: The Good are those people and ...
faroole-500x331

Farole set on destroying Puntland

Today a further 300 soldiers are ...